FURAHA CAAFIMAADKA PDF

WAA MAXAY CAAFIMAAD? Caafimaadku waa xaalad dhameystiran, xaga maskaxda, muqaalka iyo nashaadka wanaagsan ee ma’ahan in uu cudur kaa maqanyahay oo kaliya.Ujeedooyinka loo baranaayo cilmiga caafimaadka waxaa kamid ah:1. Kawar qabida xaalada cafimaadka jirkaaga.2. Ka fogaashaha waxyaabaha keena cudurada I.W.M.3. Ka haqabtirka baahida ay bulshada u qabto xaga caafimaad. Shuruudaha u degsan qofka baranaayo cilmiga […]

FURAHA CAAFIMAADKA PDF Read More »