BARASHADA SHEYBAARKA PDF
HORDHACA BUUGA Buuggaan BARASHADA SHEEYBAARKA waa buug ku qoran afka Af-Soomaaliga, waxaana nagu dhaliyey in laqoro si loo helo cilmiga sheeybaarka oo ku qoran afka soomaaliga si uu u noqdo buug soomaaliyeed. Waxaa kale oo loogu talagalay buugga cilmiga sheeybaarka in eey wax ka kororsadaan dadka daneeya cilmiga sheeybaarka oo eey ku adagtahay afafka kale […]
BARASHADA SHEYBAARKA PDF Read More »



