dagaal

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF

Loollan (Xeeladaha Dagaalka) Dhiganahan Loollan ee Sun Tzu, waa mid ka mid ah buugaagta xardhan ee laga soo gaadhay sooyaalkii hore ee adduunka. Waa mid ka mid ah buugaagta ugu caansan uguna mudan ee ilbaxnimooyinkii Shiinaha. Sababta illaa hadda kaalinta uu adduunka ugu jiraa u dhinmi wayday waxa loo aaneeyaa, in uu ilaa waayahan ugub […]

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF Read More »

FAHAMKA MUSHKILADA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan La Magac Baxay “FAHAMKA MUSHKILADA IYO MAARAYNTA KHILAAFKA”.Waa buug ka hadlaya Mashaakilka ama Dhibaatooyinka ku wajahan ama haysta Qof walba , dawlad walba iyo bulsho walba. wuxuuna kusiin doonaa inaad fahamto mushkilada gorfayso xaalada isku cufan kadibna aad maarayso, idanka alle.Buuggaan wuxuu kaloo sitoos ah ula hadlayaa, cidkasta oo fahmi wayday mushkiladda

FAHAMKA MUSHKILADA PDF Read More »

AMIINA AL MUFTI (FREE)

HORDHACA BUUGA Marmar ayaa uu sirdoonka Israa’iil ku guulaystaa in uu helo basaasiin Carbeed oo uga dhex shaqeeya dalalka iyo dadyowga Carabta ah, gaar ahaan Falastiiniyiinta oo ay xog joogto ah uga bahanyihiin iyo dalalka ku xeeran ee Masar, Suuriya iyo Urdun. Buuggani waxa uu ka warramayaa Amiina Almufti, oo ahayd gabadh Carbeed oo kaalmaha

AMIINA AL MUFTI (FREE) Read More »

Shopping Basket