Dalka soomaaliya

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggan waxa uu xambaar sanyahay xog badan oo isugu jirta taariiqda iyo juquraafiga dalka, iyo dhacdooyin muhiim ah oo ka dhacay dalka, waxa uu ka koobanyahay saddex cutub:Cutubka koowaad: waa juquraafiga dalka.Cutubka labaad: taariiq ka hor 1960.Cutubka saddaxaad : taariiq 1960kii ka dib.Waxaan rajaynayaa in uu qayb weyn ka ciyaaro ilaalinta iyo faafinta […]

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF Read More »

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA PDF

Dhaliisha Dhaqanka Soomalida PDF Ummadda Soomaaliyeed waxay kamid tahay ummadadaha aduunka ugu hooseeya marka laga eego dhinac walba, dhinaca dhaqaalaha, cadaaladda, caafimaadka, waxbarashada, shaqo abuurka, nabada, nadaafada, difaaca, dhismaha, wadooyinka, wax soosaarka, iwm. Halkan waxaan ku xusayaa baadhitaano la sameeyey oo cadaynaya kaalinta aynu aduunka kaga jirno:1. Human Development Index: is bar-bardhig lagu qiimeeyey 130

DHALIISHA DHAQANKA SOOMAALIDA PDF Read More »

Shopping Basket