TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE)

HORDHAC Ururka SYL waxaa la’ aasaasay 15 May 1943 waxaana lagu aasaasay magaalada Mogadishu gaar ahaan guri ku yaaley wadada via rooma, waxaana aasaasay 13 dhalinyaro ah, inta badan Da’da dhalinyaradii aasaastey xisbiga SYL waxay u dhexeysay 15 ilaa 21 sano, SYL wuxuu ahaa xisbi siyaasadeedkii ugu horeeyey soomaaliya markii hore waxaa loogu magac darey […]

TAARIIKH NOLOLEEDKII SYL (FREE) Read More »