dhaqaale

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF

Sidee Cryptocurrency U Shaqeesaa? Cryptocurrency waa lacag dijitaal ah oo ku shaqeysa blockchain technology, iyadoo aan loo baahnayn hay’ad dhexe sida bangi ama dowlad si loo maamulo ama loo xakameeyo. Cryptocurrencies sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwo kale, waxay isticmaalaan habab casri ah oo loo yaqaan cryptography si loo xaqiijiyo transactions (macaamilo) iyo si loo sugo […]

BARASHADA CRYPTO AF-SOMALI PDF Read More »

DAWAN PDF

HORDHAC Buuggani wuxuu xanbaarsan yahay xog iyo aqoon cid kasta oo doonaysa horumar dhanka dhaqaalaha ah. Haddana waxa uu si gaar ah ula hadlayaa, dadka ah “shaqaalaha, mushaharka kooban ku shaqeeya” kuwaas oo ay badanaa is dabooli waayaan mushaharkooga iyo duruufohooga nololeed.Buuggani, waxa uu si dhab ah kuugu hagayaa dhabbaha aad kaga bixi karto, isdaba-

DAWAN PDF Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

FAKAR OO HODAN NOQO PDF

THINK AND GROW RICH somali Buuga Fakar Oo Hodan Noqo, wuxuu ka kooban yahay 308 page, sidoo kale waa 15 cutub, cutub kastaa wuxuu ka hadlayaa mawduuc gooniya, waa buug aad u cajiib badan oo ku baraya sidii aad naftaada u horumarin lahayd, waa buugii iigu wakhtiga dheeraa waayo cutub walba xog aad u badan

FAKAR OO HODAN NOQO PDF Read More »

DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF

WAA MAXAY GANACSI? Ganacsigu waa nidaam dhaqaalle oo meesha allaabta iyo adeegyadda wax lagu badelo mid kale ama lacag.Ganacsiga caalamka ka jira waa sadax nuuc:1. Ganacsi hal qof uu leeyahay.Ganacsiga noocaan oo kale ah waxaa iska leh hal qof oo kali ah, Qofka noocaan oo kale ayaa wax walbo oo ganacsigaas rasaamaal u ah iska

DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF Read More »

100 FIKRADO MAALGELIN (FREE)

HORDHACA BUUGA Dadka soomaaliyeed waxee u badan yihiin dad hal abuur leh oo mar walba la imaado fikrado ganacsi laakinse fikradahooda ganacsi meel kuma qortaan ama baaritaan dheeri ah kuma suubiyaan marwalba. Xitaa hadii eey baaritaan dheeri ah suubiyaan kuma guuleestaan in eey hirgaliyaan fikradahooda ganacsi. Waayahaan danbe suuqa aad iyo aad ayuu isku badalay

100 FIKRADO MAALGELIN (FREE) Read More »

Shopping Basket