DHEEFSHIIDKA PDF

DHEEFSHIIDKA (DIGESTIVE) Habdhiska Dheefshiidka Digestive System?Habdhiska dheefshiidku waa habdhiska qaabilsan in la ridqo ama la daqiijiyo cuntada, si looga dhigo mid jidhku u qaadan karo nafaqo-ahaan isla markaana cuntada laga dhigo mid dhiiga la raacin karo, si loo gaadhsiiyo dhammaan qaybaha jidhka. Dheefshiidka [Digestion] waxaa loo qaybiyaa laba qaybood oo waaweyn waxaana afka qalaad lagu […]

DHEEFSHIIDKA PDF Read More »