dhiirigali naftaada pdf

HAL KAGA DAYO PDF

HORDHAC Dhammaan dadka dunida ku nooli waxay leeyihiin damac, waxayna jecel yihiin in ay gaadhaan darajo sare, kana duwanaadaan dadka intiisa kale.Buuggan Hal Kaga Dayo waxa uu ku siinayaa talooyin iyo tusaalayaal, wuxuuna kugu dhiiri gelinayaa in aad awoodi karto in aad noqoto qofka aad rabtid in aad noqotid iyo in aad gaadhi kartid meesha […]

HAL KAGA DAYO PDF Read More »

QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF

HORDHAC Qofku waa sida uu u fekero, Haddii aad wanaag, barwaaqo iyo nabad ku fakartid, waxa aad ku noolaaneysaa nolol raaxo iyo deggenaan leh haddii aad xumaan iyo dhib ku fakartidna waxa aad ku noolaaneysaa nolol liidata oo hooseysa. Ma dhacayso in aad baraaro iyo farxad gaartid hadii aadan maskaxdaada ku beerin aragtiyo baraare leh.

QOFKU WAA SIDA UU U FEKERO PDF Read More »

U FIKIR SI KA DUWAN PDF

HORDHAC Buuggan waxaa aan ugu talagalay in uu noqdo hagitaan iyo dhiirrigelin ku saabsan nolosha, shaqada, iyo hal-abuurka, isagoo diiradda saaraya xikmadaha iyo casharrada laga baran karo Steve Jobs. Waxa uu akhristaha ka caawin doontaa:Fahamka aragtida Steve Jobs ee hal-abuurka, hoggaaminta, iyo guusha. Kobcinta awoodda qofka ee xalinta mushkiladaha iyo gaadhista yoolalka nolosha. Buuggan waa

U FIKIR SI KA DUWAN PDF Read More »

HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF

HORDHAC Weligaa ha quusan, Guushu waxay u baahan tahay hurdo la’aan badan, dhidid iyo dadaal badan, waxaana lagu gaari karaa oo keliya haddii aadan weligaa ka quusan guul-darrooyinka. In kasta oo ay dabiici tahay in niyad jab la dareemo marka arrimuhu u qabsoomi waayaan sidii loogu talo galay, haddana waxaa muhiim ah in la ogaado

HA QUUSAN HANA IS DHIIBIN PDF Read More »

Shopping Basket