DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF
WAA MAXAY GANACSI? Ganacsigu waa nidaam dhaqaalle oo meesha allaabta iyo adeegyadda wax lagu badelo mid kale ama lacag.Ganacsiga caalamka ka jira waa sadax nuuc:1. Ganacsi hal qof uu leeyahay.Ganacsiga noocaan oo kale ah waxaa iska leh hal qof oo kali ah, Qofka noocaan oo kale ayaa wax walbo oo ganacsigaas rasaamaal u ah iska […]
DHIS SEESKA GANACSIGAAGA PDF Read More »
