DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE)
Ducooyinkii La aqbalay Ducadu waa cibaado, waana laf-dhabarta cibaadada, waa astaan muujinaysa in aad u baahan tahay mawlaha awoodda badan , ducada waa lagu baahi baxaa , Allena wuxu yidhi : “I barya waan idinka aqbalin’e” . Maanta waxaynu joognaa duni isu furantay, mashaakilkeeduna batay kolkii baahidii qofka iyo taagtiisi kala badatay , taas oo […]
DUCOOYINKII LA AQBALAY (FREE) Read More »
