707 XIKMADOOD PDF
HORDHAC Buuggan wuxuu kulminayaa Xikmado iyo oraahyo ka hadlaya qeybaha kala geddisan ee nolosha sida, diinta, siyaasadda, waxbarashada, jacaylka iyo waqtiga.7 Xikmadood oo aan buuga ka soo qaatay:1- Laguma dullaysan doono haddii aadan cidna wax ka rajeyn.2- Layaab, Tahriibe u dhimanaya biyo la’aan, marna biyo ku maanshoonaya.3- Subax wanaagsan, haddii shalay ay ku murjisay waa […]


