FATAAWADA SOONKA (FREE)
HORDHAC Shaki kuma jiro fadliga uu leeyahay cilmiga sharcigu, waayo isaga ayaa ah dhaxalkii Nabiga S.C.W, la’aantiina cibadada iyo camalku toosnaan maayaan. sidaas darteed waa i qofka caqliga leh ee doonaya nabadgelyada aduunka iyo aakhiradaba uu ku dadaalaa cimiga sharciga, kana ag dhawaadaa mar walba culimada rabaaniyiinta ah ee ku caan baxday cilmiga ku qotoma […]
FATAAWADA SOONKA (FREE) Read More »
