Forex

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF

HORDHAC Maadaama barashada Forex ay u baahan tahay itus oo itaabsii (practical), Buuggan waxa uu aad xooga u saaraa Practical ka oo waxaa ku badan sawirrada meelaha markaas laga hadlayo. Si kooban forex waa suuq sarrif online ah kaas oo kuu ogolaanaya inaad lacag ku bedeshid lacag kale adiga oo adeegsanaya aaladdaada yar ee Mobile-ka […]

FOREX ZERO TO HERO AF-SOMALI PDF Read More »

FURAHA FOREX TRADING PDF

HORDHACA BUUGA WAA MAXAY FOREX?Forex waxaa laga soo gaabiyay (foreign exchange) oo macnaheedo yahay kala bedelka ama isku bedel Lacaga kala duwan ee dunnida kajiro, ayadoo laga tixraacayo sida bankiyada aduunka maalinkaas sheegayaan. Suuqani waa suuqa aduunka ugu balaaran ganacsiyada dunnida maanta kajiro, Suuqyada aduunka ayaa waxaa hormuud ka ah:1. Suuqa Forex2. Suuqa Dhijitaalka (Cyrptocurrency)3.

FURAHA FOREX TRADING PDF Read More »

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »

Shopping Basket