FURAHA FOREX TRADING PDF

HORDHACA BUUGA WAA MAXAY FOREX?Forex waxaa laga soo gaabiyay (foreign exchange) oo macnaheedo yahay kala bedelka ama isku bedel Lacaga kala duwan ee dunnida kajiro, ayadoo laga tixraacayo sida bankiyada aduunka maalinkaas sheegayaan. Suuqani waa suuqa aduunka ugu balaaran ganacsiyada dunnida maanta kajiro, Suuqyada aduunka ayaa waxaa hormuud ka ah:1. Suuqa Forex2. Suuqa Dhijitaalka (Cyrptocurrency)3. […]

FURAHA FOREX TRADING PDF Read More »