SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE)
Waa maxay koboca dhaqaaluhu? Marka waxqabadka (performance) dhaqaalaha dalka la cabbirayo, waxa ugu horrayntaba la xisaabiyaa tacabka ama waxsoosaarka dalka idilkiis (Gross Domestic Product – GDP). GDP-gu wuxuu tilmaamaa qiimaha suuqa (market value) ee wadarta tacabka (total production) dalka. Qiimaha suuqa ee dhammaan badeecadda iyo adeegga waddanka gudihiisa lagu soo saaray muddo cayiman waxay ku […]
SIDEE DHAQAALAHA LOO KOBCIYAA (FREE) Read More »







