GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF
HORDHACA BUUGA Cinwaanka buugga, “Garaadso Intaadan Guursan”, dad qaar waxay is way diinayaan in buugga kali ah loo qoray inta aan weli guursan. Buuggu wuxuu ka koobanyahay labo qaybood: Qaybta koowaad waxay ku saabsantahay doorashada hore iyo nolosha guurka ka horraysa. Qaybta labaadna waxay ku saabsantahay nolosha guurka iyo waayaha ku xeeran. Taa macnaheedu waxa […]
GARAADSO INTAADAN GUURSAN PDF Read More »
