WEHEL JACEYL (FREE)
Qisada Jaceyl ee Axmed iyo Deeqo. Wiil yo gabadh wax wada barta, duruustana meel ka wada daalacda, ayaa isla bilaabay jacayl biyo-kama- dhibcaan ah. Waxa uu degay beerka, wadnaha iyo meel kasta oo loo nisbeeyo in uu jacaylku masallaha dhigto. Inta uu ku dhex bulaalay ayaa uu ku laba qarxay. Dareen kalgacal xambaarsan ayaa ay […]
WEHEL JACEYL (FREE) Read More »




