UMULISO PDF
UMULISO AMA MID WIFERY: Waa qeyb kamid ah caafimaadka oo la xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib, dad badan oo aduunyada ku nool ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada (Midwifery) balse dadkaas ayaa iskugu jira laba nooc oo kala ah.– Umuliso aqoon dhameeystiran leh.– Umuliso dhaqameed. Waa maxay Umuliso? Umuliso markaaan si […]
