WAAD AWOODAA (FREE)
WAAD AWOODAA Hawl ayaad rabtaa inaad qabato waanay kugu adkaatey qabashadeedu, waxa ku dhiiri geliyana ma haysid, maxaad samayn lahayd? Noqo indheer garad, xalku waaba intaas. Cibaado ayaad rabtaa inaad samaysid sida soonka oo kale, dabadeedna waxa kugu batey saacadaha aad qatanaan doontid…. milicso qiyaamaha iyo dhibaatooyinkiisa iyo abaal marinta fiican ee aad ku heli […]
WAAD AWOODAA (FREE) Read More »

