IS DHEXGALKA AQOONTA (FREE)

IS DHEX GALKA AQOONTA Weedhan waxa loola jeedaa in qaabka ay maanta aqoontu u kala taallo ee ay u kala edagaysan tahay, laga badalo oo la isku dhafo. Tusaale: Jaamacadaha waxa lagu dhigtaa kulliyado kala duwan oo mid walba uu ardaygu ku qaato muddo dheer oo aan u dhigmin xogta kooban ee uu aqoonta ka […]

IS DHEXGALKA AQOONTA (FREE) Read More »