ISKU FILNAASHO (FREE)
HORDHACA BUUGA Buugaan inaan qoro ayaa waxaa igu dhaliyay arimo ay ka mid yihiin:– Shaqa la’aanta baahsan ee ka jirta guud ahaan dalka.– Niyad jabka haya ardaydii muddo sanado ah waxbarasho soo waday markii ay qalin jabiyeena shaqo la’aantu soo wajahday.– Caawinaad la’aanta dadka xoogaa dhaqaalaha ah haysta iyo sida ay uga jiifaan wax badan […]
ISKU FILNAASHO (FREE) Read More »
