Isku kalsoonow

CILMI NAFSI PDF

WAA MAXAY CILMI-NAFSI? Cilmi nafsi waa barashada maskaxda iyo dabeecada dadka. Cilmi-nafsi waa barashadda hab-dhaqanka iyo maskaxda noolaha. Sidoo kale khubarada cilmi-nafsiga waxay ku qeexeen waa xaalad maskaxeed oo ku lug leh jahawareer udhaxeeya, wax dhabta ah iyo waxaan dhabta ahayn. Cilmi nafsiga: waa barashada dabeecada, maskax ahaan, iyo qaabka qofka. Cilmu-nafsiga ayaa ah mid […]

CILMI NAFSI PDF Read More »

MAAREYNTA WAQTIGA PDF

HORDHACA BUUGA Buugaan waxuu ka hadlaayaa waqtiga uu (Allaah Subxaanahu Wa tacaalaa) noogu deeqay qiimaha uu ku fadhiyo , oo ah mid muhiim ah lana doonayo qof kasta inuu ka faa’ideesyto waqtiga sida ugu wanaagsan, Asagoo is barbar dhigayo waqtiga uu haaysto & howlaha hor yaalo. Waxyaabaha igu riixay inaan qoro kitaab kaan waxaa ka

MAAREYNTA WAQTIGA PDF Read More »

BUUGA XAKAME PDF

HORDHACA BUUGA In badan ma ku hammisay in aad samaysid isbeddal nololeed oo ka duwan kana qiime iyo qaaye wayn nolosha aad hadda ku nooshahay? In badan ma ku riyootay adiga oo ka dhabeeyay himmigaagi iyo hiigsigaagi aad muddo dheer naawilaysay in aad maalin uun gaari doontid? Ma aragtay oo ma kuu sawirmay hummaagga kobtii

BUUGA XAKAME PDF Read More »

HOGAAMI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Akhriste ogsoonow in aad Maanta gacantaada ku hayso oo aad akhrinayso dhigane loogu wan qallay HOGGAAMI NAFTAADA. Waana mid kuu buuxin doona galdaloolooyinka badan ee aad nolosha in badan u raadinaysay xal, iyo inaad wax ka ogaatid waayahaaga nololeed. Akhriste waxa laga yabaa in ay maskaxdaada wax badan ka dhex guuxayaan. Sheeko xikmad

HOGAAMI NAFTAADA PDF Read More »

HORMARI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan waa buug kooban kana hadlaayo sida aad guul ugu gaari laheed nolosha. waxa uu kugu hagayaa buugan wadooyin sax ah hadii aad raacdana aad dheefi doontid. In aad hormarto amaba aad dib u dhacdo waxaa u sabab ah marwalba sida aad adiga u qorsheysato, habka aad u noolaan laheed. Mararka qaaar waa

HORMARI NAFTAADA PDF Read More »

IFIYAHA NOLASHA (FREE)

EREYO DHIIRIGELIN AH – iimaanku wuxuu tagsiyaa muragada iyo dhibta waana il qabowsiga muwaxidiinta (kuwa alla kaliyeelay).– Wixii tagay way tageen haka fikirin waxa dhamaaday ee tagay.– Hadaad waa bariisato ha sugin galabaysi, ku kulmi hamigaaga hagaajinta maalintaada.– Ka tag waxa mustaqbalka imaanaya ilaa uu ka yimaado, ha danaynin Beri maxaa yeelay hadaad maanta wanaajiso

IFIYAHA NOLASHA (FREE) Read More »

NOLOL IYO NASTEEXO (FREE)

SIDEE CARQALADAHA LOOGA GUDBI KARAA? Dhammaanteen waxaynu la tacaalaynaa inta aynu nool nahay oo dhan waa carqalad nolosheena ku jirta, oo hadba markaynu mid ka gudubno aynu u gudbayno tu kale; midba midka ka danbaysa ayay inoo sii diyaarinaysaa Isbedelka aad rabto in aad samayso. mararka qaar waqti badan ayuu kugu qaata, halka dadka qaar

NOLOL IYO NASTEEXO (FREE) Read More »

U HIILI NAFTAADA (FREE)

Talaabooyin lagu dhisi karo kalsoonida nafta 1. Xakamee oo xadid gacantana ku hay naftaada: ha noqon qof ku ad adag dadka kale, naftaada ahoow mid u naxariis badan oo jecel, qor oo tax waxyaabo aad ku wanaagsantahay oo aad leedahay ama se tayo shaqsiyadeed oo aad leedahay deetana aamin oo ku qanac.2. Ha Noqon Mid

U HIILI NAFTAADA (FREE) Read More »

WAHSI TIRE (FREE)

Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood

WAHSI TIRE (FREE) Read More »

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE)

HORDHAC Maqaalkan hoos ku qoran waxa uu ka warramayaa waxa qaabeeya qofnimada aadamaha, iyo marxaladaha maskaxeed ee uu maro qofku inta uu korayo. Sida aynu wada ognahay shaqada ay maskaxda aadamuhu qabato waxa ay culimada kasmo nafeedku u qeybiyaan saddex qaybood. 1- Thoughts ” Afkaar “2- Emotions ” Dareen “3- Behaviors ” Dhaqamo” Saddexdaa shaqo

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE) Read More »

Shopping Basket