KALA-MAAN (FREE)
HORDHACA BUUGA Shirkii Landhan ee Soomaaliya ee 2012kii, beesha caalamku waxa ay Soomaaliland iyo Soomaaliya u soo jeedisay in ay wadahadlaan si ay u caddeeyaan xidhiidhkooda mustaqbalku sida uu noqonayo, iyaga oo ballan qaaday in ay taageero ka geysan doonaan qabsoomidda wadahadalladaas. Qodobka 6aad ee warmurtiyeedka oo ka tirsanaa qaybta siyaasadda waxa uu u dhignaa […]
