AQRINTA QUR’AANKA (FREE)

KU CAAWI NAFTAADA AQRINTA QUR’AANKA Qoraalkaan kooban waxaan ugu talagalay in aan u soo dhaweeyo dadka quraanka barshadiisa bilaabaya in ay ku bartaan calaamadaha quraanka ku jira iyo waxa ay u taaganyihiin inkastoo ay wax badan ka dhiman yihiin hadana inta aan soo koobay waa hubaal wax uun in aad ka fahmi doontaan calaamadaha Quraanka […]

AQRINTA QUR’AANKA (FREE) Read More »