LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF

HORDHACA BUUGA Dunida cusub ee maanta lacagaheedu waxay isu sii beddeleyaan qaab cusub oo danab dhijitaal (digital) ah. Waxaa laga yaabaa in aad u baratay lacagaha shilin Soomaaliga, Euro, Doollar, ama kuwa kale ee aad isticmasho gacantana ku qaban karto ama arki karto, adigoo meel walba u qaadan kara ama siin kara qof walba oo […]

LACAGAHA CRYPTOCURRENCY PDF Read More »