MAANA-FAAY PDF

MAANA-FAAY (SHEEKO) Sheekada MAANA-FAAY, waxay ka hadleysaa dhaqan jiray oo u baahnaa in laga guuro, si asluubeysan oo deggen. Waa dhaqankii ”Maqabbiyannimada”, kaas oo ay ku lunsaneyd xuquuqdii gabdhaha soomaaliyeed, dhaqankaas oo ahaa, mid keenayay in gabadha kolka uu naaskeedu soo kobco mininka ”guriga” lagu oodayey loona diidayey in ay waxbarato ama iridda aqalkooda dhaafto. […]

MAANA-FAAY PDF Read More »