KOBCI XASUUSTAADA (FREE)
HORDHACA BUUGA Buuggaan waxaad ku baraneysaa qaabka xasuusta balaaran ee Alle ku siiyay u adeygsan leheyd, taas oo dhibaato aad u balaaran ku heysa dad fara badan, sababtana mafahamsano luqada saxda ah ee caqliga loo isticmaalo marka wax la xifdinayo, ama qaabka ugu sahlan oo culuumta kala duwan aan uga faa’iideesan karno, baaritaano dhaadheer oo […]
KOBCI XASUUSTAADA (FREE) Read More »


