MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE)

HORDHAC Maqaalkan hoos ku qoran waxa uu ka warramayaa waxa qaabeeya qofnimada aadamaha, iyo marxaladaha maskaxeed ee uu maro qofku inta uu korayo. Sida aynu wada ognahay shaqada ay maskaxda aadamuhu qabato waxa ay culimada kasmo nafeedku u qeybiyaan saddex qaybood. 1- Thoughts ” Afkaar “2- Emotions ” Dareen “3- Behaviors ” Dhaqamo” Saddexdaa shaqo […]

MAXAA QAABEEYA QOFNIMADAADA (FREE) Read More »