MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Shiicada in badan waala maqlaa, laakiin dad badani shiicada iyo waxey qabtaan iyo waxay rumaysanyihiin ma yaqaanaan. waxaa laga yaabbaa, dadka qaarkood in ay u qabaan, Shiicada inay tahay Afarta Mad-habood oo kale. marka waxa haboon in loo aqoon yeesho oo la ogaado Shiicada Waxey tahay. maantana Caalamka aad ayey ugu fiddaa,Meelo badan […]

MAXAAD KA TAQAANAA SHIICADA (FREE) Read More »