MUCJISADA AROORTII PDF
HORDHAC Buugan Mucjisada Aroortii Wuxuu Kusiinayaa Tilmaam Iyo Tusaaleyaal aad ku Beddesho Noloshaada, Adiga oo ka faa’ideysanaya Aroornimadaada Una Beddelaya Aroornimo Mucjiso Leh. Waa buug horumarin nafeed ah, kana caawinaya akhristaha in uu samaysto caado subaxeed oo nidaamsan. Waxa uu aad uga warramayaa muhiimadda toosidda aroorta hore iyo sida ay u saamayso guulaha nololeed ee […]
MUCJISADA AROORTII PDF Read More »
