Muhiimada waqtiga

SIDA LOO MAAREEYO WAKHTIGA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu bixinayaa talooyin waxtar leh oo ku saabsan maareynta waqtiga, isagoo diiradda saarayaa farsamooyin sida Pomodoro iyo Time Blocking. Ujeedada ugu weyn ee buuggan waa in la dhiso faham qoto dheer oo ku saabsan maareynta waqtiga, si akhristayaashu ay u noqdaan kuwo ka faa’iidaysta waqtigooda una gaaraan guulaha ay hiigsanayaan. Buuggan oo dhameystiran:Waa: […]

SIDA LOO MAAREEYO WAKHTIGA PDF Read More »

HORYAALKA NOLOSHA PDF

HORDHAC Buuggan wuxuu kuu soo bandhigi doonaa talaabo kasta oo aad u baahantahay in aad qaaddo, si aad u hesho horyaalka nolosha, dhanka ruuxda, maskaxda, qalbiga, jirka iyo dadka. wuxuu ku dareensiin doonaa raaxada nolosha dhabta ah halka laga dhadhamiyo, waxaadna ka heli doontaa dhiirigalin aad u badan oo dhammaan beddeli doonta qaabka aad u

HORYAALKA NOLOSHA PDF Read More »

Shopping Basket