Naftaada xakamee

TARBIYAYNTA NAFTA PDF

Xogta Buugga oo kooban Magaca buugga: Tarbiyaynta NaftaQoraaga: Imaamu Ibnu Al-JawsiTurjumaha: Dr. Maxamed ibraahim siciid (Suldaan Garyare) Ugu horayn wuxuu si farshaxan ah oo qurux badan uga waramayaa imaamku HAB-DHAQANKA WANAAGSAN EE MASKAXDA DADKA. Maskaxda bini aadamku waa mid ka heer saraysa ta noolayaasha kale, taasina waa sababta bini aadamka looga dhigay mid uhogaansama ALLE […]

TARBIYAYNTA NAFTA PDF Read More »

BUUGA XAKAME PDF

HORDHACA BUUGA In badan ma ku hammisay in aad samaysid isbeddal nololeed oo ka duwan kana qiime iyo qaaye wayn nolosha aad hadda ku nooshahay? In badan ma ku riyootay adiga oo ka dhabeeyay himmigaagi iyo hiigsigaagi aad muddo dheer naawilaysay in aad maalin uun gaari doontid? Ma aragtay oo ma kuu sawirmay hummaagga kobtii

BUUGA XAKAME PDF Read More »

HOGAAMI NAFTAADA PDF

HORDHACA BUUGA Akhriste ogsoonow in aad Maanta gacantaada ku hayso oo aad akhrinayso dhigane loogu wan qallay HOGGAAMI NAFTAADA. Waana mid kuu buuxin doona galdaloolooyinka badan ee aad nolosha in badan u raadinaysay xal, iyo inaad wax ka ogaatid waayahaaga nololeed. Akhriste waxa laga yabaa in ay maskaxdaada wax badan ka dhex guuxayaan. Sheeko xikmad

HOGAAMI NAFTAADA PDF Read More »

Shopping Basket