Noqo qoraa

NOQO QORAA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggaan magaciisu waa (Noqo Qoraa) Waxaanna ugu bixiyey magacaas, markii aan arkey dhallinyaro ka wal walsan arrimaha qorista buugga, iyo sida ay usoo bandhiggan lahaayeen hal abuurka ay leeyihiin, sidoo kale i waydiinaya sida looga guulaysto caqabadaha ku hareereysan dhanka buug qorista, maadaamaa aniga aan qibrad dheeri u leeyahay arrimahaas, intaas kadib waxaan […]

NOQO QORAA PDF Read More »

NUUN PDF

BUUGA NUUN (QALIN IYO QORAALKII) Waa buug waqti, maskax igo dadaal badanba uu geliyay, sannaddo badanna ururintiisu socotay. Waa Nuun oo qalinka hal-abuurkiisa iyo wanaajintiisa iyo kor u qaadista shaqsiyadda qoraannimada iyo aqoonta afka dhigaalkiisa la xiriirtaba lagu dhiteeyay. In badan oo buuggan ka mid ahi waxay ku saabsan tahay anshaxa. Qoraalka wanaagsan kuma koobna

NUUN PDF Read More »

Shopping Basket