KALKAALIYE PDF
Kalkaaliye (Nurse) Nurse ama kalkaaliye waa qof katirsan habdhiska caafimaadka waxa eyna shaqadiisu tahay kor uqaadista caafimaadka, ka hortagga cudurrada, wacyigalinta bulshada (community orientation) daaweeynta iyo xaanaaneeynta bukaanka.Waxaa jira nuucyo badan oo kalkaaliye ah waxaana ugu caansan: Registred nurse (RN): waa qof wata heer waxbarasho waxa uuna ka warqabaa lana tacalaa bukaanka, waxa uuna wacyigalin […]
