NUUN PDF

BUUGA NUUN (QALIN IYO QORAALKII) Waa buug waqti, maskax igo dadaal badanba uu geliyay, sannaddo badanna ururintiisu socotay. Waa Nuun oo qalinka hal-abuurkiisa iyo wanaajintiisa iyo kor u qaadista shaqsiyadda qoraannimada iyo aqoonta afka dhigaalkiisa la xiriirtaba lagu dhiteeyay. In badan oo buuggan ka mid ahi waxay ku saabsan tahay anshaxa. Qoraalka wanaagsan kuma koobna […]

NUUN PDF Read More »