WAXAAN AHAY ADOONKAAGA PDF
HORDHAC Waxaan ahaa kaligey, balse Allaah ayaa iga dhigay ruux malaayiin qof hortooda ka hadla.Waxaan ahaa mid murugeysan, balse Allaah ayaa iga dhigay mid qalbiyada dadka daweynaya.Waxaan ahaa mid nasiib daran, balse Allaah ayaa igu ciseeyay daacadadiisa.Waxaan ahaa faqiir, balse Allaah.Naxariistiisa hodan iiga dhigay.Ilaahaygoow, waxaan ahay cumar oo aad taqaanay, laakiin ma ihi cumar ee […]
WAXAAN AHAY ADOONKAAGA PDF Read More »
