IFIYAHA NOLASHA (FREE)
EREYO DHIIRIGELIN AH – iimaanku wuxuu tagsiyaa muragada iyo dhibta waana il qabowsiga muwaxidiinta (kuwa alla kaliyeelay).– Wixii tagay way tageen haka fikirin waxa dhamaaday ee tagay.– Hadaad waa bariisato ha sugin galabaysi, ku kulmi hamigaaga hagaajinta maalintaada.– Ka tag waxa mustaqbalka imaanaya ilaa uu ka yimaado, ha danaynin Beri maxaa yeelay hadaad maanta wanaajiso […]
IFIYAHA NOLASHA (FREE) Read More »
