QAWAANIINTA SUUQA SARIFKA LACAGAHA QALAAD PDF

HORDHACA BUUGA Qorshaha ganacsi ee aad buuggan ku baran doontid waa mid ku sallaysan qawaaniin iyo xeerar ay tahay in aad mid walba fahamtid si aad u noqotid sarrifle isagu keligii isku filan, kaasi oo hayaankiisa dhaqaale aan qof kale u daba fariisan. Macluumaadka buuggan yar ku qoran waa kuwa runtii u baahan ugu yaraan […]

QAWAANIINTA SUUQA SARIFKA LACAGAHA QALAAD PDF Read More »