TAARIIKHDA TATAARKA PDF
HORDHAC Buuggani Wuxuu ka warami doonaa Qisooyinkii dunida ka dhacay kii ugu cajabta badnaa uguna saameynta badnaa waana Taariiqda Tataarka. Buuggani waxuu ka hadli doonaa niman Tataar la yiraahdo oo dunidu weeraray, mudo aad u yar ayay waxay ku qabsadeen bariga dhunidoo dhan. Dadka tataarka ayaa waxa ay ku noolaayen bariga Mangolia iyo Galbeedka Manchuria […]
TAARIIKHDA TATAARKA PDF Read More »
