QISOOYINKA NABIYADA PDF
HORDHACA BUUGA Buugan wuxuu ka hadli doonaa ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan.Allaah Subxaanahu watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri: ( لَقَدْ كَانَ فِي […]
QISOOYINKA NABIYADA PDF Read More »
