Qorshee noloshaada PDF

QORSHEE NOLOSHAADA PDF

HORDHAC Ma tahay qof jecel nolosha inuu guul fiican ka gaaro, haddana garan la’ halkii uu ka billaabi lahaa?Arrimo badan oo aad jeceshahay inta aad billoowday maka caajistay maalmo kadib?Ma tahay qof shaqo fiican ama ganacsi fiican heysta, haddana aan dareeemeynin farxaddii guusha?Ma jeclaan lahayd inaad hesho hal fikir oo haddaad ku dhaqaaqdo dhaqan-galintiisa, kuu […]

QORSHEE NOLOSHAADA PDF Read More »

KUMAA TAHAY? (FREE)

HORDHACA BUUGA Ku soo dhawaaw walaalkayga/walaashayda akhristaha ahow, kuna soo dhawaaw buugaan magaciisu yahay kumaa tahay isbaro aad guuleysatidee oo aan filayo inaad ka helidoontid. Buugaan sida ka muuqata ciwaankiisa waxaan diirada ku saarayaa shaqsiyada qofka, noocyada dadka, sidoo kale buugaan wuxuu ka hadlayaa sidii aad isku baran lahayd oo aad u noqon lahayd qof

KUMAA TAHAY? (FREE) Read More »

Shopping Basket