RAADKII RIYADEYDA PDF

RAADKA RIYADEYDI Buuggan (Raadka Riyadaydi) waa ‘xusuustebyo’ (memoir) uu qoraagu kaga warramayo waayo ka mid ah noloshiisa haddana waxa uu u qoray heer akadeemig ah asaga oo tobannaan buug soo xiganaya. Waa buug caqiibo u leh facyaal badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo ka baran doona habka quruxda badan ee afkeenna loogu qori karo sooyaal nololeed […]

RAADKII RIYADEYDA PDF Read More »