RIBADA (FREE)

HORDHACA BUUGGA Micnaha ribada Ribada macnaheedu luuqad ahaan waa siyaado (dulsaar). koritaanka ama kor ahaanta ama sareynta. Ribadu waa ziyaado wax lagu kala ziyaadsado marka wax lakala amaahdo, iibsado, ama lakala badalanayo. Sharci ahaana waa ziyaado (dulsaar) waxyaabo gaar ah, sida amaahda iyo laba shey laysku badalanayo oo la kala badiyo iyadoo in la kala […]

RIBADA (FREE) Read More »