Salaada sidee loogu qashuucaa pdf

SALAADA SIDEE LOOGU KHASHUUCAA (FREE)

HORDHACA BUUGA Mahad oo dhami waxey usugnaatay oona mudan Allaaha sareeyo, Naxariis iyo nabadgelyana rabbi korkiisa hayeelo rasuulkiisa muxamed sallalaahu calayhi wasalam. Horta aan isbarano magaceygu waa Maxamed muxamed makaraan, waxaan ahay arday dhigta iskuulka jaabir binu xayaan qeybtiisa nasteexo, waxaan ahay fasalka 3aad ee dugsiga sare ama form three. Buugani waa kii ugu horeeyay […]

SALAADA SIDEE LOOGU KHASHUUCAA (FREE) Read More »

SALAAD BAA IDHAAFTAY PDF

SALAAD BAA IDHAAFTAY! Waagaynu dhallaanka ahayn, waxa dhaqan ahayd in ay dadka waaweyni inna faraan salaadaha. Amarkooga ayaynu duuduub ku qaadanjirnay, masaajidkana waa aynu tegijirnay; si aynu u soo tukanno. Waxa aynu ogaan jirnay in ay culus tahay salaaddu, farahana waa aynu ka qaadijirnay. Waxa aynu maqli jirnay wadaad ka hadlaya mudnaanta salaadda iyo balaayada

SALAAD BAA IDHAAFTAY PDF Read More »

Shopping Basket
Cilmiye Books
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.