MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE)
HORDHACA BUUGA Siicada oo qiyaastii inka badan kun sano ka jirey dunida muslimka, meelo badan oo ka mid ahna ku laheyd dad raacsan oo caqiidadooda rumeysan, taariiqda islaamkana raad ku yeelatay oo xilliyada qaarkoodna dunida muslimka meelo ka mid ah xukumayey, ayaa maanta Waxaa aad usoo muuqdey iney si xawli ah u dardar galiyeen fidinta […]
MARIN HABOWGA SHIICADA (FREE) Read More »

