siyaasad

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE)

HORDHAC Waxaan ku soo koray nolol adag oo ficil iyo dareenba leh. Waxaan garaadsaday reerkayaga oo aan dhaqaale badan lahayn xoolo miyi mooyaane. Cilmiga barashadiisa waxaan kala kulmay caqabado badan, mana helin tacliinta nidaamiga ah in yar mooyaane, balse waxaan ku guulaystay in aan naftayda wax baro. Bini aadamku kama saadaalin karo mustaqbalka, inuu maleeyo […]

MIYIGA ILAA MADAXTOOYADA (FREE) Read More »

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF

Loollan (Xeeladaha Dagaalka) Dhiganahan Loollan ee Sun Tzu, waa mid ka mid ah buugaagta xardhan ee laga soo gaadhay sooyaalkii hore ee adduunka. Waa mid ka mid ah buugaagta ugu caansan uguna mudan ee ilbaxnimooyinkii Shiinaha. Sababta illaa hadda kaalinta uu adduunka ugu jiraa u dhinmi wayday waxa loo aaneeyaa, in uu ilaa waayahan ugub

LOOLLAN XEELADAHA DAGAALKA PDF Read More »

AMIINA AL MUFTI (FREE)

HORDHACA BUUGA Marmar ayaa uu sirdoonka Israa’iil ku guulaystaa in uu helo basaasiin Carbeed oo uga dhex shaqeeya dalalka iyo dadyowga Carabta ah, gaar ahaan Falastiiniyiinta oo ay xog joogto ah uga bahanyihiin iyo dalalka ku xeeran ee Masar, Suuriya iyo Urdun. Buuggani waxa uu ka warramayaa Amiina Almufti, oo ahayd gabadh Carbeed oo kaalmaha

AMIINA AL MUFTI (FREE) Read More »

KALA-MAAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Shirkii Landhan ee Soomaaliya ee 2012kii, beesha caalamku waxa ay Soomaaliland iyo Soomaaliya u soo jeedisay in ay wadahadlaan si ay u caddeeyaan xidhiidhkooda mustaqbalku sida uu noqonayo, iyaga oo ballan qaaday in ay taageero ka geysan doonaan qabsoomidda wadahadalladaas. Qodobka 6aad ee warmurtiyeedka oo ka tirsanaa qaybta siyaasadda waxa uu u dhignaa

KALA-MAAN (FREE) Read More »

Shopping Basket