Taariiq pdf

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF

HORDHACA BUUGA Buuggan waxa uu xambaar sanyahay xog badan oo isugu jirta taariiqda iyo juquraafiga dalka, iyo dhacdooyin muhiim ah oo ka dhacay dalka, waxa uu ka koobanyahay saddex cutub:Cutubka koowaad: waa juquraafiga dalka.Cutubka labaad: taariiq ka hor 1960.Cutubka saddaxaad : taariiq 1960kii ka dib.Waxaan rajaynayaa in uu qayb weyn ka ciyaaro ilaalinta iyo faafinta […]

MAXAAD KA TAQAANAA DALKAAGA PDF Read More »

KALA-MAAN (FREE)

HORDHACA BUUGA Shirkii Landhan ee Soomaaliya ee 2012kii, beesha caalamku waxa ay Soomaaliland iyo Soomaaliya u soo jeedisay in ay wadahadlaan si ay u caddeeyaan xidhiidhkooda mustaqbalku sida uu noqonayo, iyaga oo ballan qaaday in ay taageero ka geysan doonaan qabsoomidda wadahadalladaas. Qodobka 6aad ee warmurtiyeedka oo ka tirsanaa qaybta siyaasadda waxa uu u dhignaa

KALA-MAAN (FREE) Read More »

Shopping Basket