U HIILI NAFTAADA (FREE)
Talaabooyin lagu dhisi karo kalsoonida nafta 1. Xakamee oo xadid gacantana ku hay naftaada: ha noqon qof ku ad adag dadka kale, naftaada ahoow mid u naxariis badan oo jecel, qor oo tax waxyaabo aad ku wanaagsantahay oo aad leedahay ama se tayo shaqsiyadeed oo aad leedahay deetana aamin oo ku qanac.2. Ha Noqon Mid […]
U HIILI NAFTAADA (FREE) Read More »
