waan ku salaamay saaxiib pdf

SAAXIIBO KASBO PDF

HORDHAC Qoraaga buuggan ‘Saaxiibo Kasbo’ waxa uu ka soo turjumay buuggan: ‘How to win friends and influence people’ ee uu qoray Dale Carnegie. Buuggan waxa uu kamid ahaa buuggaagtii loogu iibsiga badnaa ee ku saabsan horumarinta shakhsiga ee ebid la daawacay. Waxaa la iibiyey in kabadan 30 Milyan oo nuqul. Waxa uu ka mid yahay […]

SAAXIIBO KASBO PDF Read More »

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF

012- Waan ku salaamay saaxiib Haddii aad i weydiiso waxa kaa dhiman ee kuu diidaya in aad dadka kale la tartanto, waxa aan ku leeyahay: “oo horta yaa kugu yidhi waa in aad dadka kale la tartantaa?!“Noloshu waa hayaan ee ma aha tartan wiilow, ee ku raaxayso oo ha u rogin goob dagaal!Jidka qudha ee

WAAN KU SALAAMAY SAAXIIB PDF Read More »

Shopping Basket