WAHSI TIRE (FREE)
Waa maxay wahsigu? Wahsigu waa mid ka mid ah xanuunnada macnawiga ah ee faraha ba’an ku haya bulsho waynta caalamka, waxaana la sheegaa in dhammaan dadka laga helo dabeecaddan wahsiga, laakiin lagu kala duwan yahay heerka uu gaadhsiisanyahay. Binii-aadamku waa noole aad u raaxo jecel, sida oo kalena aad u horumar jecel. Waa laba ammuurood […]
